xog-doon.3

Transcription

xog-doon.3
Qore:
Prof. Yusuf M. Xayd
qararo@msn.com
Midnimada Soomaaliya:
Shalay iyo Maanta
Isha
dadweynuhu
dhaliil bey
aragtaa!
Shalay waxaa jiray siyaasi qaran, maantana siyaasi beeleed. Shalay waxaa jiray siyaasi aqoon iyo waayo-aragnimo dugsada,
maantana mid beeshiisu difaacayso. Dhiig badan baa loo daadshay, hanti badana waa loo huray sidii dhammaan dadka
Soomaaliyeed loo xorayn lahaa. Raadinta shanta Soomaaliyeed ma ahayn laab la kac ee waxay ahayd xaquuq maqan raadin.
Midawgii Soomaaliyeed iyo qarankii dhashay 1960 ma ahayn mid ku sayray. Golihii cusbaa ee Waqqoyi ka abuurmay waxay iskuraaceen in la
yimi sahal. Waxaa ka shaqeeyay rag aabbana u ahaa. Maanta waxay taa- mideeyo Somalia iyo Soomaaliland. Intaas kadib waxaa Muqdisho tegay
gantahay marxaladii 1960. Waxaa loo baahanya- wafti ka kooban siddeed xildhibaan oo u xoggaaminayo Mudane Moxamed Xaaji
hay rag aragtidii odayaashii hore leh
Ibrahim Cigaal. Waftigu markay la
oo ummadda ka gudbiya marxallada
kulmeen Mudane C/llahi Ciise
adag ee ay marayso una horseeda
Moxamuud, waxaa laysku af gartay in
mustaqbil ifaaya, soona celiya qaran1da July,
1960, lagu midoobo
imadii , midnimadii, walaaltinimadii
Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ah
iyo kalsoonidii shalay. Markii laga
dal leh hal dawlo iyo hal calan, caasisoo jeestay dagaalkii labaad ee addumaduna noqoto Muqadishu. 30kii
unka 1945, dadka Soomaaliyeed
April, 1960 baa wafti u hogaamiwaxay arkeen xaaladda adag oo ay ku
nayo Mohamed Xaji Ibrahim Cigal
sugnaayeen oo ahayd dadkoodii iyo
Md. Siyad Bare
dalkoodii oo isticmaar kala qoqobay.PMP Mohamed Xaaji I. Cigaal uuna ka mid yahay Cali Garaad
Mud. Cabdullahi Ciise
Waxaa soo baxay rag u guntaday sidii ay dalkooda u xoraynlahaayeen iyo Jaamac, tagayn magaaladda London, Ingriiskana ka soo dhameeybulsho u dheganugul baaqaaqa ka soo yeerayay madaxdooda. Inkasta oo een in 26ka June,1960, gobonimo la siiyo Somaliland si ay ula midKonfurta Soomaaliya ay ku nasiibsatay jabkii Talyaaniga ee dagaalkii owdo Somalia 1da July, 1960.
Mar kale, bishii June 1960 baa wafti u hogaaminayo Mudane Mohamed
Adduunka ee Labaad oo Ummaddaha Midoobay u jeexeen barnaamij
gobonimo gaarsiin ah, xaaladda ka jirtay afrta qaybood ee haray ee Xaji Ibrahim Cigal oo mudane Cali Garaad Jamacna ka mid yahay
Soomaaliyeed oo gacanta ugu jiray xulufadii dagaalka ku guulaysatay ee yimadeen Mogadishu una sheegeen dawladii Cabdillahi Ciise
Ingrriska iyo Faransiiska iyo Ethiopia oo la jaalahayd xaalkoodu ma cad- Moxamuud in israaca labada gobol wax shuruud ahi ayan ku xirayn.
Waxaa Goboladda Waqooyi calanka la saaray 26ka June 1960. Waxaa
dayn.
Xad-gudubyadii guumaystayaashu u gaysteen dadka Soomaaliyeed mid goobtii calanka lagu saarayay oo dad badanijoogay, kada'ay roob. Dadkii
ka mid oo dareen weyn dadka Soomaaliyeed ku beeray, aadna u hiyi halkaas joogay ilaa xafladii ka dhamaatay qof isma dhaqaajin, waana galkiciyay baa dhacay January 1955tii. Waa markii dawladda Ingriisku abtii Timacadde tiriyay gabayga caanka noqday ee "…Kanna siib,
jebisay heshiiskay la gashay dadka Somaliland.(1884-188 9, waxay kanna saar…." Waxaa xafladda ka soo qayb galay wafti ka yimi
dawladda Ingriisku beelaha Waqooyi la gashay heshiis odhanayay Muqdishu oo uu hoggaminayay Mudane Adan Abdulle Cismaan.
Waxaa jiray qoddobo aan laysku raacsanayn oo khuseeyay israaca labainayan cid kale ku wareejin-karin ilaalinaysana dadka iyo dhulka
Soomaaliyeed). Waxayse Ethiopia ku wareejisay Haud iyo Reserved da gobol ee Soomaaliyeed gobonimada ka dib. Mudane C/llahi Ciise iyo
Mudane Mohamed Xaaji Ibraahim Cigaal, waxay u arkeen inay muhiim
Area oo ka tirsanaa waqooyiga Soomaaliya.
Wareejinta Haud iyo reserved Area waxay ahayd dhiilo weyn oo dadka tahay in qoddobadaas laga heshiiyo 1da July ka hor. Wada hadal badan ka
Soomaaliyeed ku baraarugeen. Meel kasta oo Soomaali joogto waxaa ka dib waxay ku guulaysteen indib loo dhigo qoddobadii laysku hayay. Ugu
yeertay qaylo. Shanta qaybood ee Soomaaliyeedba waxaa laga abaabulay danbayntii Cigaal wuxuu C/llahi Ciise u gaarsiiyay taar
bannaanbaxyo lagu diidanyahay laguna canbaaraynayo go'aanka dawlad- odhanaayay:
(1) Axdigii Israaca Golihii Shacabka ee Somaliland wuu ogolaaday, (2)
da Ingriiska. Waxaa yar iyo weyn madaxa lagu xidhay weer cad.
Waxaa siyaasiyiintii Waqooyiga Soomaaliyaa isugu yimadeen magaal- Qodobadda la isku diidanyahay israaca ka dib ayaa laga hadlidoona, (3)
adda Hargaysa, waxaana la go'aamiyay in la abuuro urur u halggama gob- 30 June, 1960 ayaa Xubnihii Golihii Shacabka Somaliland iyo
onimada Waqooyiga Soomaaliya. Waxaa dhashay ururkii goboni- Xukuumadda Somaliland Muqdisho ku soo beegan yihiin ee haloo diyaar
madoonka ahaa ee 'National United Front' (N.U.F). Inkasta oo wafti garoobo.
Haddaba midnimadii tacabka
Soomaaliyeed oo aarrinkan ka dacintaas leeg laga soo maray
woonayaa ay tageen magaalada
maxaa maanta firdhiyay?
London iyo Qaramada Midoobay
Waxay ilatahay waxa dadka
magaaladda NewYork oo ay dacwo
kala geeyay inay tahay “cadaalkulul ku soo oogeen dawladda
ad” xumo, taasina keentay
Ingriiska, haddana waxaa meelmarkalsooni daro iyo in lays aamtay
heshiiskay Ingriiska iyo
miniwaayay.
Ethiopia meel dhigteen.
Dadka Soomaaliyeed u malayn
Intaas ka dib dadkii Soomaaliyeed
ee Waqooyiga ku noolaa waxay Md. Abdirashid A.Sharmarke maayo inay jirto waxay midnimada
Md. Hasan Sh. Mohamud
ku doorsanayaan. Waxaan u baaMd. Adan A. Cusman goosteen bal marka hore in la
xoreeyo inta Ingriisku gacanta ku hayay. hanahay madax soo celisa caddaaladdii oo xor ka ah qabyaalad iyo naf
Abaabul badan ka dib waxaa la qabtay doorasho ay ku guulaysteen xis- jeclaysi. Dadkii naftooda iyo malkooda u hurayay inay xoreeyaan
biyada SNL/USP oo labaduba gobonimo raadinayay. Waxaa mar kale walaalahooda reer Djibouti, Soomali Galbeed iyo NFD, maanta dhib ku
magaaladda Addis Abeba tegay wafti u hoggaaminayay Mudane noqonmayso bey ila tahay inay wada noolaadaan. Ragga iyo dumarka
Moxamed Xaji Ibrahim Cigaal oo uu ka mid aha Mudane Cali Garaad gacanta ku haya mustaqbilka Soomaaliya waa inay gartaan xilka taariJaamac oo la kulmay Boqor Haile Silaase, kana codsaday in Haud iyo ikhga ah ee horyaal. Sax ma aha bey ilatahay in halggankii Somaliyeed
Reserve Area Somali loo soo celiyo. Boqorku arrinkaas waa ku gacan iyo israacii 1960kii in lagu tilmaamo lab-la-kac aan laga fiirsan.

Similar documents

Abuu Mansuur: Ma Iskiis Ayuu Uga Tegey Af

Abuu Mansuur: Ma Iskiis Ayuu Uga Tegey Af in aan dadka reer Puntland gaarsiino horumar,waxayna ku jirtay Barnaamijka Dawladda ay ansixiyeen golaha wakiilada in dadka dhinac walba laga horumariyo” Masuuliyiintii kale ee ka hadashay Xaflada ...

More information