Museoesite somaliksi
Transcription
Museoesite somaliksi
SOMALI KUSOO DHAWAADA MADXAFKA (MUSEUM) MADXAFKA SHAQAALAHA EE AMURI MADXAFKA MILAVIDA MADXAFKA SHAQAALAHA EE AMURI Waxaan ka ogaanaysaa sidii hore ay reer Tampere u noolaayeen iyo halkay kunoolaayeen. Madxafka waxa uu soobandhigayaa hab nololeedkii hore ay shaqaaluhu ku noolaayeen iyo marxaladihii kaladuwanaa ee uu guryahoda soomaray. Sidii ay carruurtu iyo dadka waaweyn badhaadha oogu noolaayeen. MADXAFKA MILAVIDA waxa uu kuyaalaa qasriga Näsilinna. Madxafka waxa uu soo bandhigayaa taariikhdii qoyska warshadlayaasha ahaa ee reer Nottbeck ee reer Tampere ahaa. Waxaa intaas dheer in madxafka Milavida aad ku daawan karto fashiyonka iyo sida loosameeyo dhisaynkooda. Xilliga uu furanyahay iyo xilliga uu lacag la`aan yahay: Madxafka waxa uu furan yahay xilliga sammarka 10.5.–11.9.2016 talaadada-axadda (isniinta waa uu xiran yahay). Jimcaha waa lacag la`aan saacadda 15–18. Xilliyada kale gelitaankeedu waa lacag. Guruubka lacag la`anta: qaxootiga iyo nabad gelyo codsadayaasha madxafka shaqaalaha ee Amuri waxa ay ku galayaan lacag la`aan (laakiin maya marka ay jiraan soobandhigyo qaas ah), lacag la`aanta ma aha shaqsi ahaan ee waa guruubka oo kaliya. Guruubka waa in uu lasocdaa shaqaalaha hagista. Gruubta inta aysan iman madxafka waa in ay soo wargeliyaan. Kala xariir: AMURIN TYÖLÄISMUSEOKORTTELI Satakunnankatu 49, 03 5656 6690, amuri@tampere.fi, www.museokortteli.fi WAAMAXAY MADXAF (MUSEUM)? Madxafka waxaa lagu keydiyaa waxyaalaha qadiimka ah, sawirada, ama farshaxanada iyo warbixino laga aruuriyey dhacdooyinka hadda jira. Madxafku waa goob uu dhammaan dadkoodhan u furan yahay, halkaasoo ay kadhacaan waxyaalo badan. Madxafka waxaa lagusoo bandhigaa dhacdooyin ku salaysan aragti ama aragtida farshaxan yaqaanka. Madxafyada badankood waxaa lagu galaa lacag, laakiin waxaa jira madxafyo lacag la`aan ah ama ay lacag la`aan yihiin xilli qaas ah wiiggii. Madxafka waxa lagu soo bandhigo qaanra waxa ay yaalaan muddo dheer qaarna dhowr bilood oo kaliya. Tampere waxaa kuyaal madxafyo fara badan. Warbixintan waxaan kusoo qaadanaynaa oo kaliya dhowr madxafyada magaladda. Warbixin dheeraad ah ka fiiri: www.tampere.fi. Xilliga uu furanyahay iyo xilliga uu lacag la`aan yahay: Xilliga jiilaalka (winterka): 1.1.–29.4.2016 jimcaha-axadda 11–18 Xilliga sammarka 2.5.–23.10.2016 arbaxada-axadda 11–18 Xilliga dayrta 28.10.–31.12.2016 jimcaha-axadda 11–18 Isniinta waa uu xiran yahay. Guruubka lacag la`anta: qaxootiga iyo nabad gelyo codsadayaasha madxafka Milvada iyo wax soobandhigidda waxa ay ku galayaan lacag la`aan (laakiin maya marka ay jiraan soobandhigyo qaas ah), lacag la`aanta ma aha shaqsi ahaan ee waa guruubka oo kaliya. Guruubka waa in uu lasocdaa shaqaalaha hagista. Gruubta inta aysan iman madxafka waa in ay soo wargeliyaan. Wixii intaas ka duwan gelitaanka waa lacag. Kala xariir: MUSEO MILAVIDA Näsilinna, Milavidanrinne 8 040 831 4054 milavida@tampere.fi www.museomilavida.fi Tampere waxaa jira dad caadi ah oo kuusharacaya dhaqanka. Dadkaas waxaad weydiisan kartaa lacag la`aan in ay kuuracaan madxafka. Dadkaas dhaqanka kushaqaleh markasta oo ay kula socdaan madxafka waxaad ku geleysaa lacag la`aan. QAYBTA BARASHADA DHAQANKA OO ISKU LAALAABAN Qaybta barashada dhaqanka ISKU LAALAABKAN (TAITE) waxa uu kugu hagaa oo kutusayaa dhacdooyinka quseeyaa dadka da`doodu kaladuwan tahay. Adeegu inta badan waa lacag la`aan. ISKU LAALAABKAN waxa uu kugu hagayaa tabarucad kushaqaynta. Waad weydiisan kartaa in aad hesho saaxiib si lacag la`aan ah kuuraaca madxafyada, maktabada goobaha jimicsiga, ama in uu kula lugeeyo. Dadkaas tabarucaadda ah haddii ay kula socdaan madxafka waxaad ku geleysaa lacag la`aan. Warbixin dheeraad ah: DALBO HAGAHA SAAXIIBTINIMADA: luotsivaraus@tampere.fi Waxaad wici kartaa isniinta iyo khamiista saacadda 10–12 taleefan lambarka 040 806 3910. www.tampere.fi/taite Yhteishyvä/Laura Vesa Käännetty Pirkanmaan tulkkikeskuksessa. Kuva: Jari Kuusenaho / Tampereen taidemuseo MADXAFKA SHAQAALAHA EE WERSTAS MADXAFKA DHEXE EE VAPRIIKKI MADXAFKA TAMPERE IYO MUUMILAAKSO MADXAFKA FARSHAXANKA EE SARA HILDÉN MADXAFKA SHAQAALAHA EE WERSTAS waxaa lagu soo banshigaa dhacdooyinka dadaka caadi ah taariikhdooda. Madxafkana markadra waxaa lagu galaa lacag la`aan. Werstas waxaa lagu soo banshigaa shaqaalaha noloshooda, shaqadooda, iyo waxyaalo kusaabsan qalabka ay ku shaqaysanayeen,iyo mishiin weyn oo uumi kushaquuya. Werstas waxaan ka ogaan kartaa taariikhdii samaynta dharka ee reer Tampere. Hadda waxaa socda bandhigga taariikhdii farshaxan ee Midowga soofiyeeti. VAPRIIKKI waxaa lagu soo bandhigaa bandhigyo kaladuwan. Bandhigyaduna waa kuwa kusaabsan dabeecadda iyo xayawaanka, taariikhda iyo tikniilojiyada. Masxafka dhexe ee Vapriikki waa dhismo weyn, waxaana sidoo kale ku dhexyaal madxafka dabeecadda ee Tampere, madxafka Cayaarta xeegada (ice hockey) ee Finland, madxafka Macdanta hagaxa, madxafka Mediyada ee Rupriikki, madxafka Boonbalayaasha iyo Boostada. Hadda Vapriikki waxaan ka arki kartaa bandhigyada ay kamidka yihiin dabeecadda Finland, taariikhda boostada, sawiro laga sameeyey nalalka, macdanta dhagaxa, iyo hindisaadyo kaladuwan, iyo waxyaalo badan oo dadka loosoo bandhigay. MADXAFKA FARSHAXANKA TAMPERE waxaa lagu soobandhigaa bandhigyo kaladuwan sida farshaxanada finishaka iyo kuwa ajaanibta. Madxafka waxaad ku arkaysaa sawir farshaxan sawir gacmeed, sanamyo,iyo sawiro. Ilaa bisha shanaad dhammaadkeeda waxaa lagu arki karaa sawiro matalaya agagaarka badda Mereteriyaanka. MADXAFKA SARA HILDÉN waxaa lagu soobandhigaa bandhigyo kaladuwan sida farshaxanada finishaka iyo kuwa ajaanibta.: sawirada farshaxanka, sanamyada iyo graafikada. Hadda waxaad ka arki kartaa sawiro farshaxan ah iyo sanamyo midabaysan. Werstas waxsa ay kutaalaa bartanka agagaarka Finlayson wareegga dhinaca furan. Xilliga uu furanyahay iyo xilliga uu lacag la`aan yaha: talaadada-axadda saacadda 11–18 (isniinta waa uu xiran yahay) Madxafka Werstas on amarwalba waa lacag la`aan. Kala xariir: TYÖVÄENMUSEO WERSTAS Väinö Linnan aukio 8 010 420 9220 www.tyovaenmuseo.fi tai www.werstas.fi Vapriikki waxa uu kuyaalaa agagaarka Tampella biyadhaca Tammerkoski. Xilliga uu furanyahay iyo xilliga uu lacag la`aan yahay: talaadada-axadda saacadda 10–18 (isniinta waa uu xiran yahay) Madxafka Vapriikki waxaa lacag la`aan lagu galikaraa jimcaha saacadda 15-18. Ma qusayso marka ay jirto bandhigid qaas ah. Xilliyada kale gelitaankeedu waa lacag. Guruubka lacag la`anta: qaxootiga iyo nabad gelyo codsadayaasha madxafka Vapriikki waxa ay ku galayaan lacag la`aan (laakiin maya marka ay jiraan soobandhigyo qaas ah), lacag la`aanta ma aha shaqsi ahaan ee waa guruubka oo kaliya. Guruubka waa in uu lasocdaa shaqaalaha hagista. Gruubta inta aysan iman madxafka waa in ay soo wargeliyaan. Kala xariir: MUSEOKESKUS VAPRIIKKI Alaverstaanraitti 5 03 5656 6966 vapriikki@tampere.fi www.vapriikki.fi Madxafka Sara Hildén waxaa uu kuyaal bartanka carwada Särkänniemi waxaana laga galaa jaranjarada loo maro carwada. Madxafka farshaxanka ee Tampere waxa uu kuyaal dabaqa hoose ee MUUMILAAKSO waxaana ka arkaysaa qoraaga farshaxanka Tove Jansson sawirada uu ka sameeyey kuna saabsan muumi. Waxaa sidoo kale bandhigga kamid ah buuggaag arti dhinacwalba leh ee cabiraya dhacdooyinka muumi. Muumilaakso waxaa laxirayaa 30.10.2016. Madxaf cusub oo weyn waxaa laga furayaa aqalka Tampere (Tampere talo) bisha shanaad 2017 ka. Xilliga uu furan yahay iyo xilliga uu raqiis/lacag la`aan yahay: Xilliga jiilaalka (winterka): talaadada-axadda 10–18 (isniinta waa uu xiran yahay) xagaaga (sammarka) (bisha shanaad-bisha siddeedaad): isniinta-axadda 10–18 Waxaa lagu galaa oo kaliya 2 euro dadka shaqo la`aanta ah iyo dadka howl gabka ah: khamiisaha farshaxanka bishii hal mar, tusaale ahaan 17.3. iyo 14.4. 17.4. waa ulacag la`aan maalinta qoyska carruurta ka weyn 5 sano iyo qoyskooda. Xilliyada kale gelitaankeedu waa lacag. Xilliga uu furanyahay iyo xilliga uu lacag la`aan yahay: talaadada-jimcaha 9–17, sabtida-axadda 10–18 Madxafka farshaxanka iyo Muumilaakso waxaa lacag la`aan lagu galikaraa jimcaha saacadda saacadda 15–17. Xilliyada kale gelitaankeedu waa lacag. Guruubka lacag la`anta: qaxootiga iyo nabad gelyo codsadayaasha madxafka Tampere iyo Muumilaakso waxa ay ku galayaan lacag la`aan (laakiin maya marka ay jiraan soobandhigyo qaas ah), lacag la`aanta ma aha shaqsi ahaan ee waa guruubka oo kaliya. Guruubka waa in uu lasocdaa shaqaalaha hagista. Gruubta inta aysan iman madxafka waa in ay soo wargeliyaan. Kala xariir: TAMPEREEN TAIDEMUSEO/MUUMILAAKSO Puutarhakatu 34 03 5656 6577 Taidemuseo: tamu@tampere.fi Muumilaakso: muumi@tampere.fi www.tampere.fi/taidemuseo muumilaakso.tampere.fi Kala xariir: SARA HILDÉNIN TAIDEMUSEO Laiturikatu 13, Särkänniemi, Tampere 03 5654 3500 sara.hilden@tampere.fi www.tampere.fi/sarahilden Kuva: Jari Kuusenaho / Tampereen taidemuseo Carolus Enckell 6.2.-15.5.2016. Carolus Enckell: Caput Mortuum (2013). Sara Hildénin säätiön kokoelma/Sara Hildénin taidemuseo. Kuva: Jussi Tiainen © 2016 KUVASTO
Similar documents
Bilingual Online Job Seeker Handbook
ku jir lambaro iyo calaamado kala duwan (sida *, #, &) oo noqonkara magic adeegsi iyo fure. Hadiise ey kuu suurta geleyso samayso magic adeegsi iyo fure fudud kuna wada isticmaal dhamaan gobaha int...
More informationMoomin - Muurla
Muurla has created a new series of Moomin products with theme Moomin characters live on glass. The series includes also Moomin Table Candleholders. Please place a safe Led- candleholder inside whic...
More informationtusmada wargeyska
Mar wax laga weydiiyey bal in dowlada hoose ee Haarlem ay taageero dhaqaale ka heleen bal si loo socodsii-
More information