Nuqulka Kowaad ee Jaraa`idka
Transcription
Nuqulka Kowaad ee Jaraa`idka
SANAAGPOST VOL. 1 CADDADKA 1aad / khamiis 14 AUGUST 2014 / WWW.SANAAGPOST.COM / QIMAHA:-5000 Ssh Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Safar shaqo ku tagay magaala Ganacsiga Puntland ee Bosaso Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” oo Saxaafada kula hadlay Bosaso ayaa sheegay in ujeedada socdaalka uu ku yimi Bosaso ay salka ku hayso;1-U kuurgalida xaaladda Nabadgalyada iyo hawlaha Dowlada ee ka socda Bosaso. 2-Xog waraysiga qaybaha Bulshada ku dhaqan Bosaso. 3-Iyo kala warqaadashada Wafdi ka socda Emaaraatka Carabta. Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” ayaa sheegay in Wafdi ka socda Dowlada Emaaratka Carabta uu kulan kula qaatay Bosaso,kuwaas oo uu kala hadlay hormarinta Kaabayaasha dhaqaalaha Puntland....Eeg Bogga 2-aad Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka ee Puntland Taariikda ayaa qori doonta. Eeg Bogga 4-aad Madaxwaynaha Dowlada Puntland oo ka qayb Galay Shirka Xiriirinta Hay’adaha iyo Hirgalinta Cashuuraha Eeg Bogga 4 Xild- Ku xayaysiiso Bocshiradaada wargayska Sanaag Post Wasiirkii hore ee Waxbarshada Puntland Juxaa “Dowlada hadii aynaan la shaqayn wan dowlad beeleynaa” W asiirkii hore ee waxbarashada Dawladda Puntland Cabdi Faarax Juxaa ayaa sheegay in Puntland ay tahay Hooyo marti galisay Kumanaan Soomaali ah,ayna ku baraareen,kuna Barwaaqoobeen umada reer Puntland iyo Guud ahaan Soomaali. Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka oo hogaaminayay Bannaanbaxa ka dhan ah Xassan sheikh oo ka dhacay dalka Maraykanka Eeg Bogga 5-aad Eeg Bogga 2-aad Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Sideed sano ka dib,dib ugu soo noqday Dhulkiisa iyo Dadkiisa Cisbitaal loogu Magac daray Saado Cali Warsame oo la Dhagax dhigay degmad Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn Eeg Bogga 3-aad Awooda Maalqabeenada Yuhuuda & Siyaasada Dowlada Maraykanka. Wararkii Cayaaraha ugu Dameyay Eeg Bogga 6-aad Eeg Bogga 7-aad Sanaag Post Waa Wargays Madax banaan oo Kasoo Baxa Bosaso,TELL:7644474,EMAIL:-Sanaagpost@gmail.com, WWW,Sanaagpost.com 2 SANAAG POST NEWS PAPER Khamiis 14 August 2014 Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Safar shaqo ku tagay magaala Ganacsiga Puntland ee Bosaso. M adaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” oo Saxaafada kula hadlay Bosaso ayaa sheegay in ujeedada socdaalka uu ku yimi Bosaso ay salka ku hayso;1-Ukuurgalida xaaladda Nabadgalyada iyo hawlaha Dowlada ee ka socda Bosaso. 2-Xog waraysiga qaybaha Bulshada ku dhaqan Bosaso. 3-Iyo kala warqaadashada Wafdi ka socda Emaaraatka Carabta. Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” ayaa sheegay in Wafdi ka socda Dowlada Emaaratka Carabta uu kulan kula qaatay Bosaso,kuwaas oo uu kala hadlay hormarinta Kaabayaasha dhaqaalaha Puntland. Wafdiga uu la kulmay Madaxweynaha Puntland ayaa waxa hogaaminayay Safiirka Eamaaratka u fadhiya Soomaliya Maxamed AlCusmaani. ‘’Ujeedada ugu way nee ay u yimaadeen Wafdigu waxay ahayd Dekeda Bosaso,Dekeda in la balaariyo,waxbadan laga badalo qaabka hadda ay tahay,in qalabkeeda wax badan lagu soo kordhiyo,in Dekedu ay noqoto Dekad la tartami karta Dekadaha kale ee Soomaaliya illaa xadna ka Casrisan ayaa qorshaha noogu jirta’’Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland. Wuxuu intaas ku daray in Dowlada Puntland ay ka go’an tahay hormarinta Kaabayaasha dhaqaalaha,si buu yiri Puntland ay uga badalnaanto sidii ay ahayd 15-kii sano ee tagay,wuxuu sheegay in Puntland ay yeelan doonto Garoon Caalami ah oo ay soo caga dhigtaan Diyaarado waawayn. Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa sheegay in Dowlada Emaaratka Carabta ay Puntland ka caawini doonto dhismayaasha Dekedaha,taasi oo qayb ka ah Siyaasada hormarinta Dowlada Cabdiweli Maxmaed Cali. Puntland iyo Federaalka. Dhanka kale Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’’ ayaa sheegay in Beesha Caalamku ay wado talaabo ay ku dhexdhexaadinayso Dowlada Puntland iyo Federaalka. ‘’Waxaan maqlayay dad Mas’uuliyiin ah oo si aan Laaqi ahayn uga hadlayay Idaacadaha iyo Telefishanada,laakiin annaga Mawqifkayagu wuxuu ku dhisan yahay Soomaali oo Federaal ah,Soomaali oo ku dhaqanta Dastuurka’’Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland Wuxuu intaas ku daray‘’Dastuurku waa heshiis Ladnaan,Dowlad 16-sano jirsatay oo Gaamurtay,oo Soomaali inteeda kale ay Cawryayso,oo manta Soomaali Hormuud u ah ayaan haysanaa,waxaa ina horyaala Caqabado waawayn oo ay ka mid tahay;Amaanka oo nooga imanaya meelo badan,oo aan u baahanahay marnaba inaanan diirada ka qaadin,waxaa na haysta mid dhaqaale,waxaa-na haysta mid loo baahan yahay in la Mideeyo Bulshada,waxaa na haysta kuwo Siyaasadeed,oo ah kuwa nooga imanaya Dowlada Federaalka Soomaaliya’’Ayuu yiri Cabdi Faarx Juxaa oo intaas ku daray……‘’Haddii waxaas ay yaalaan waxaa loo baahan yahay in dadku aysan ka dhumin meesha loo socdo,waxaa loo baahan yahay in Dowladnimada iyo kala dambayntu ay shaqayso,cidii rabta Siyaasad ahaan Dowlada inay wax uga sheegto waa inay uso martaa Dariiq Siyaasadeed oo xilligeeda lagu aadiyay,waxaan loo baahnayn in Dowladni,mada ay noqoto Mindi Mindi ku taag’’. Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland ayaa Qaybaha Bulshada ku booriyay inay la sahqeeyaan Dowlada Puntland,ayna gartaan danta guud iyo halka loo socdo. Wuxuu intaas ku daray ‘’Wixii maalin dhoweyt ka dhacay Garowe ee la xiriiray Tv-ga iyo Radiyaha Puntland waxay ahayd wax xun,waxay ahayd wax inoo gaystay dhaawac muddo inaku ooli doona,waxaan oran karaa Caasimada Puntland waa la Kufsaday,waxay ahayd wax dhaawac wayn u gaystay Magacii,sharafrii iyo Hay’badii aan ku faanaynay’’. Muane Juxaa ayaa hoosta ka Bulsho oo la samaystay,isaga marka in la jabiyo ama la Rifo ama wax laga badalo iyadoo cidii dhigatay aysan u dhamayn waa Mas’uuliyad daro iyo meel ka dhac,waxaan rabnaa in wax kasta oo la dhisayo in lagu saleeyo Dastuurka la wada samaystay’’. Dr. Gaas ayaa sheegay in haddii Dowlada Muqdisho ay samayn waydo isbadal Siyaasadeed,in Puntland ay qaadayso talaabada xigta ‘’Mawqifka Puntland waa cad yahay,hadana haddii isbadal ka iman waayo dhankaas waxay noqonaysaa in talaabada ku xigta ay Xukuumaddu qaadato,laakiin marnaba gorgortan laga gali maayo jiritaanka Puntland iyo waxkasta oo wax u dhimaya Midnimadeeda iyo Saaxada Dhulka ay ku fadhido’’Ayuu yiri Dr. Gaas. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Puntland aysan Dhulkeeda cidna marti uga ahayn,wuxuuna iswaydiiyay waxa loola jeedo maamulka Mudug iyo Galagaduud. Si kastaba ha ahate,Dowlada Federaalka ayaa u muuqata inay ku fashilantay Midnimada,wada jirka umada iyo dib u yagleelida Qarankii burburay 23-sano ka hor. Wasiirkii hore ee Waxbarshada Puntland Juxaa ‘’Dowlada hadii aynaan la shaqqayn waan Dowlad Beelaynaa,haddii aynu Dowlad beelnana waa jiritaan Beelaynaa’’ W asiirkii hore ee waxbarashada Dawladda Puntland Cabdi Faarax Juxaa ayaa sheegay in Puntland ay tahay Hooyo marti galisay Kumanaan Soomaali ah,ayna ku baraareen,kuna Barwaaqoobeen umada reer Puntland iyo Guud ahaan Soomaali. Mudane Juxaa ayaa sheegay Cambaareeyay talaabadii Kooxo Hubaysan ay ku qabsadeen Telefishanka iyo Radiyaha Dowlada Puntland. ‘’Maanta waxaa la haystaa xariiqay in Arrinta ka dhacday Caasimada Puntland ay ahayd sharaf daro,hoos un dhigaysa Maqaanka Caasimada,wuxuuna codsaday in arrintan oo kale aysan dib uso noqon. ‘’Marnaba wax la aqbalo karo ma aha wax Dowladnimada ku wannaagsan ma aha,in arrintu Mindi Mindi ku taag noqoto,haddii Mindi Mindi ku taag ay arrintu noqoto Nidamka Dowladnimo ayaa meesha ka baxaya,dhamaanteena waan khasaaraynaa,waxaa loo baahan yahay in Caqligu uu shaqeeyo’’Ayuu yiri. Juxaa ayaa sheegay in haddii dadweynuhu aysan la shaqyn Dowlada,ay Dowlad Beelayaan,haddii buu yiri la Dowlad Beelana la jiritaan Beelayo. Wasiirka ayaa qayb ka noqonaya Isimada,Waxgaradka ,Aqoonyahanka,Siyaasiyiinta iyo qaybaha kale ee Bulshada ee cambaareeyay talaabadas. Khamiis 14 August 2014 Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Sideed sano ka dib,dib ugu soo noqday Dhulkiisa,Dadkiisa iyo Dowladiisa. S iyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ah Siyaasiyiinta ugu Miisaanka wayn Beelweynta Dhulbahante ayaa Sideed sano ka dib,dib ugu laabtay dalkiisa,waxaana uu dib ula Midoobay shacabkiisa reer Puntland. Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Dowlada Puntland iyo qaybaha Bulshada ayaa Mudane Xaabsade kaga hortagay deegaanka Laacdheere ee Duleedka magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Mudane Xaabsade oo loo soo galbiyay Madaxtooyada Dowlada Puntland ayaa la kulmay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali,oo si Kal iyo Laab ah uso dhoweeyay Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade. Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in Siyaasi Xaabsade uu dib ugu soo noqdo Gurigiisa Hooyo,deegaankaa dhabta ah iyo Hogiisa Runta ah,kaasi oo uu sheegay inuusan cidna marti uga ahayn. ‘’Axmed waa Oday nagu soo biiray,taladiisa,Aqoontiisa,K hibradiisa Siyaasadeed intaba wannaag bay u tahay Puntland,waxaan rajaynayaa in Midnimada Puntland oo Siyaasada Dowlada Kow ka ahayd in isaga iyo Odayaashii kale ee noo yimi ay u yihiin Bud-dhigayaashii Runta ahaa ee isu-soo celinta,waana ku faraxsanahay imaatinkiisa’’ Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland,Mudane Xaabsade oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay inuu Aad baan ugu faraxsanahay inuu dib ugu soo noqdo Puntland,oo uu sheegay inuu Aas-aaskeeda wax ugu lahaa,haatana uu doonayo dib wax uga dhiso. ‘’Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa iga codsaday inaan u imaado,oo aan la shaqeeyo waxaaan laso shaqeeyay Soomaaliland,waxaana hadda ka jeclaaday inaan la shaqeeyo tayda asliga ahayd aan wax ka qabto,dhibaato ma jirto Gurigayga ayaan imi,Xafiiskayga ayaan imi,dadkayagii baan u imi,aad baan ugu faraxsanahay inaan u imaado dadkayga oo aan Hamuum u qabo’’Ayuu Amisom oo Diyaarisay qorshe lagu qabanayo Jubada Dhexe T aliska Ciidanka Midowga Afrika ee Somaliya ayaa sheegay inay diyaariyeen qorshe Kooxda Shabaab loogala wareegayo degmooyinka hoostaga Gobolka Jubada Dhexe,oo ay ku xoogan yihiin Shabaab. Afhayeenka Ciidamada Amisom Korneyl Cali Aadan Xumad ayaa sheegay in hawlgalkoodu uu diirada saarayo Gobolka Jubada Dhexe,si buu yiri loo gaaro yoolka Amisom ay ku doonayso inay Shabaab kaga sifayso Gobolka Jubada Dhexe. Hadalkan ayuu ka shee- 3 SANAAG POST NEWS PAPER yiri Axmed Cabdi Xaabsade. Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa sheegayu in Axmed Cabdi Xaabsade uu ahaa Guddoomiyaha Guddiga qabanqaabada dhismaha Dowlada Puntland,ee qaangaartay,wuxuu seegay in Xaabsade uu awoodo inuu Laascaanood dib ugu soo celiyo gacanta Dowlada Puntland. ‘’Xaabsade nin Puntland soo celin kara wuu yahay,dib baan uga hawlgalayaa oo si daacada uga hawlgalaayaa buu shalay sheegay,waa nin shaqayn kara oo wax qaban kara’’Ayuu yiri Mudane Ciid. Dhanka kale Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade ayaa qado sharaf u sameeyay Saraakiil katirsan Madaxtooyada dowladda Puntland,Xildhibaano,Saraakiil ciidan,waxgarad,aqoonyahano iyo marti sharaf kale,wuxuuna Qadada kadib uu dhamaanba dadkii ka qayb qaatay soo dhaweyntiisa uga mahadceliyay sida diiran ee ay ugu soo dhoweeyen Garowe,isagoona sheegay in Puntland ay tahay Hoygiisi,shacabka iyo dowladana wuxuu ugu baaqay inay ka shaqeeyaan Midnimada iyo wadajirka Puntland. Dhowaan ayay ahayd markii Isimo Miisaan ku leh Beelweynta Dhulbahante ay soo gaareen Puntland,kuwaas oo ay ka go’an tahay Midnimada iyo wada jirka umada reer Puntland,waxaana Dowlada Puntland ay wadaa talaabada ay dib ugu Midaynayso Beelweynta Dhulbahante,si dib loogu soo celiyo Dhulka Puntland ay gacanta ay ku hayso Soomaaliland. Inkasta oo maamulka Jubbaland uu gaaray hormar balaaran,hadana waxaa horgay xilli uu warayso gaar markiisa qayb ka qaadanaya ah siinayay Wargeyska The inuu ka arrimiyo guud ahaan Standard,waxaana uu Waray- Dhulka Jubbaland. sigiisa ku sheegay in Amisom Qaybo ka mid ah Gobolada ay ka go’an tahay dib uso Koonfureed ayaa waxaa gacelinta nabada Soomaaliya. canta ku haya Ciidamada Taliska Amisom ayaa aamin- Amisom,kuwaas oo kala waUrurka Shabab,ka san in talaabadani ay hors- reegay dib markii ay ku Dulaan eedayso in laga gudbo xaalaUrurka da cakiran ee ka jirta dalka guulaystay,waxana Shabaab ayaa inta badan hada Soomaaliya gaysta Weeraro ku Dhufo oo Dhanka kale Maamulka Jub- ka dhaqaaq ah. baland ayaa horay u balanSi kastaba ha ahate,Arrintan qaaday inay la wareegayaan ayaa imanaysa xilli ururka guud ahaan Dhulka ka maqan gacantooda,si Maamulku uu u Shabaab ay gacanta ku haygaaro inta dhiman Gobolada aan degmooyin kooban oo ku yaala Koonfurta Soomaaliya Jubbooyinka iyo Gedo, Cisbitaal loogu Magac daray Saado Cali Warsame oo la Dhagax .... M unaasabad lagu dhagax dhigay Cisbitaal loogu magacdaray ALLA unaxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame ayaa ka dhacday degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn,waxaana Munaasabada ka qayb galay qaybaha Bulshada eek u dhaqan Gobolka. Cisbitaalkaan oo lagu daryeeli doono Carruurta iyo haweenka ayaa Bulshada dhagax dhigay ay sheegeen inay Xusuus uga dhigidoonaan Halyay Saado Cali Warsame. Xaaji Maxamed Xaaji Cumar Camey oo hurmuud u ah Gudiga dhismaha isbitaalka ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay ka qyab qaataan dhismaha Cisbitaalka. ‘’Waxaan ugu yeeraynaa dadka Soomaaliyeed inay nagala qayb qaataan Cisbitaalka aan u dhisayno Xusuusta Saado Cali,oo lagu dilay Xaq daro,Cisbitaalka ayaa noqonaya kan Carruurta iyo Dumarka’’Ayuu yiri Xaaji Maxamed. Caaqil Cabdullaahi Xasan Qambi oo ka mid ah Waxgaradka degmada Buuhoodle ayaa sheegay in Taariikhdu ay xusi doonto Marxuum Saado Cali Warsame. Wuxuu intaas ku daray‘’Saado manta uma baahna Aqoonsi,gacan ka Xaq daran baa dishay ALLA ha u naxariisto,Taariikhda Saado ka caan Adduunyada,waxaanu rabnaa meeshaa ku magacaaban ee dadku uu Nacfi ka helayo,waxaan u baahanahay in Deg Deg wax looga qabto,inaysan nagu raagin ayaa loo baahan yahay,dal iyo dibad cidkasta oo gacan ka gaysan karaysaa waa inay Deg Deg wax uga qabataa’’. EEBE unaxariistee Saado Cali Warsame ayaa dhammaadkii bishii Barakaysnayd ee Ramadaan ay Kooxo Hubaysan ku toogteen magaalada Muqdisho,dharaar cab,mana jirto cid illaa iyo hadda loo soo qabtay dilka Marxuum Saado Cali Warsame. Si kastaba ha ahate.Dowladda Puntland ayaa ka dalbaday dowladda federalka Soomaaliya inay jawaab ka keento cidii ka dambeysay dilka xildhibaan Saado Cali. SANAAG POST NEWS PAPER Khamiis 14 Augost 2014 4 Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka ee Puntland Taariikda ayaa qori doonta. X ildhibaanada Baarlamanka Federaalka ee ugu jira Puntland,ayaa si wadaniyadi ku dheehan tahay u aqbalay Fariinta uga timi Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Gaas,kuwaas oo si isdaba joog ah uso gaaray Puintland. Wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayay Xildhibaan Maxamed Xusseen Nuur Xagaafe ayaa soo gaaray Puntland,kuwaas oo daba joogay Xildhibaano kale ee uu hogaaminayay Xassan Abshir Faarax oo iyana yi8mi Puntland. Maamulka degmada Gaalkacyo,maamulka Gobolka Mudug,qayabha Bulshada iyo Xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda ayaa Xildhibaanada kuso dhoweeyay Garoonka Gaalkacyo,oo ay kaso dageen. Duqa degmada Gaalkacyo Cabdicasiis Jaamac Nugaal ayaa sheegay in Xildhibaanadu ay yimaden Dhulkooda Hooyo,ayna si wayn uso dhoweynayaan. Wasiirka arrimaha Gudaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan ‘’Karaash’’ oo ka mid ahaa Mas’uuliyiinta soo dhoweeyay Xildhibaanada ayaa sheegay in shirka Muqdisho ka dhacay uu ahaa mid lagu doonayay in lagu burburiyo jiritaanka Puntland. ‘’Waxaan u mahadcelinayaa Xildhibaanada kuso noqdan Dhulkooda Hooyo,oo soo ajiibay codsigii aan ka codsanay inay dalkooda Hooyo kuso noqdaan,si looga wada tashado arrimihii ka dhacay Xamar,arrinkaas oo reer Puntland ay aad iyo aad uga Caroodeen,baaqa aad soo ajiibteen waan idin ka mahadcelinaynaa’’Ayuu yiri Amed Karaash. Wuxuu intaas ku daray‘’Baaqu wuxuu ahaa mid ay reer Puntland u wada dhan tahay,iayagaa ku maray Madaxweynaha waayo waa Mas’uuliyada uu u hayo dadka inuu baaqaas sameeyo,waana mid lagu wada raacsan yahay dhamaan Dowlad iyo Bulsho’’. Mudane Karaash ayaa sheegay in dadweyanaha reer Puntland ay Naf iyo Maal u hureen dib u hanashada Qaran Soomaaliyeed. ‘’Heshiisyada noocaas ah waa kuday,ku dayna ma qaadan karno,runtii heshiiska waan akhriyay Mas’uuliyiin ma gaarin waa ereyadii ay ku hadli jireen Axmed Diiriye iyo Xaad ayaan hadaladoodii ayaan xasuustay,marka waxaan is iri laha iyagaa meesha fadhiyay oo heshiiska qoray’’Ayuu yiri. Xildhibaan Maxamed Xusseen Nuur Xagaafe oo ka mid ahaa Xildhibaanada la hadlay dadweynaha ayaa socdaalkoodu uu yimi ka dib Fariintii uga timi Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’. Wuxuu intaas ku daray ‘’Waxaan aad uga mahadcelinaynaa soo dhoweynta aad noo samayseen,waxaan ku nimi baaqii kaso yeeray Dowlada Puntland eek u aadanaa in Golayaahsa Federaalka wixii ugu jira Puntland ay yimaadan,waxaan u nimi in arrimaha jira sidii looga tashan lahaa,Calaamada Puntland waxay u taagan tahay Midnimada Soomaaliya,cidna inakama leh Dowlada Federaalka’’. Si kastaba ha ahate,dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku hawlan burburinta jiritaanka Puntland. Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka qayb Galay Shirka Xiriirinta Hay’adaha iyo Hirgalinta Cashuuraha oo ka dhacay Garoowe. M a d a x w a y n a h a Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka qeyb galay shir balaaran oo looga hadlayay xiriirinta hay’addaha iyo bixinta canshuurta oo qaban qaabadiisa iska kaashadeen Wasaaradaha Maaliyada iyo Qorshaynta ee dowladda Puntland. Shirkaan oo ku qabsoomay xarunta jaamacadda PSU ee magaalada Garowe ayaa lagu casuumay 50 hay’addood oo 44 ka mid ah ay yihiin kuwo Caalamiga ah ee ka howlgala Gudaha Puntland, halka lixda kalena ay yihiin ururada maxaliga ah. aan dadka ku dhiiri galinaynaa inay nala qaataan qorshahaan cusub ee aan hirgalinay,” ayuu yiri Shirre oo intaas kusii daray inay xafiis cusub ka furidoonaan wasaaradda qorshaynta kaas oo hay’addaha ufudadayndoono arimaha canshuuraha la xiriira. Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Khudbad dheer kajeediyay Madasha ayaa sheegay in Waajib tahay bixinta Cashuuraha isagoona ugu baaqay Hay’addaha dalka in sida ugu dhakhsiyaha badan ay u hirgaliyaan in ay bixiyaan Cashuurta ku waajibtay. ta ‘’Ayuu hadalka Raaciyay Madaxwayne Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kale tilmaamay in Dowladda Waajib ay ku tahay Cashuurta ay dadka ka qaado in sicad ugu celiso Dalka iyo Dadkaba si horumar wanaagsan loo gaaro. ‘’Hal suurtagal maahan mana yeelayno in qofka askariga ah ee Dowladda u shaqeeya ee Qaata 70-dolar waa la cashuuraya oo cashuur baa laga qaadaya laakiin nin u shaqeeya Hay’add oo qaadanaya 2000-doolar lama ’Majiro aduunka wadan aan Cashuurayo isku xaquuq bayWasiirka maaliyadda dowlad- Canshuur labixin hadana dow- na noqonayan mashaqaynayda Puntland Shirre Xaaji Fa- ladanimo ka shaqayso,bilowga so haday horay idinku hirgaarax ayaa shirka kusoo xeer- iyo dhamaadka Dowladnima- shay hada iska ilaawa’’Ayuu ka canshuuraha Puntland oo du waa bixinta Cashuuraha yiri Madaxwayne Gaas. ay meel mariyeen labada gole ‘’Sidaasi waxaa yiri Mdaxee xukuumada , Wuxuuna wayne Mudane Cabdiwali ‘’In aad tiraahdaan qancadeeyay dowladda Puntland Maxamed Cali Gaas. daraaska aanu anagu bixiinay ka go’an tahay hirgalinno Cashuuri kuma waajibto ta sharuucda canshuuraha oo ‘’Hadii aan Cashuurta lagaa akhrisan maayo,kuwa aan dib looga laaban doonin. la bixin majirayo Nidaam cadaanka ah ee wadanka “ Ma dhacayso in hadda kadib dowliya,amnina majira jooga Cashuurta ay aniga la yiraahdo waxaa isku cans- dalkuna ma yeelanayo kala ii diidan bay wadankooda huur ah qof qaata $2.000 iyo dambeyn,sidaa la adligeed siinayaan,halkaana dakhliga qof ku shaqeeya $70. Wax- waa in labixiyaa cashuur- ka samaysay kama aadan sa- mayna wadanka aad katimid waa dhaqaale loogu talagalay Puntland iyo Soomaliya ‘’Sidaasi waxa yiri Madaxwayne Gaas. Madaxweyne Gaas wuxuuu sheegay hay’addii aan diyaar u ahayn inay canshuurta bixiso waa inay qorshaheeda kula laabato meelihii ay ka timid. Wakiilada ka socday hay’addaha caalamiga ah iyo kuwo Maxaliga ah ee shirka ka hadlay aya soo dhaweeyay baaqa dowladda Puntland ee ku saabsan in canshuurta la bixiyo iyagoo dhinaca kale dowladda ka codsaday in nidaam lagu kalsoonyahay loo sameeyo habka canshuurta loo qaadayo islamarkaana dadka canshuurta laga qaadayo loo tago oo lagu qanciyo in wax laga qaadayo ay yihiin wax dalka loogu adeegayo. Xeerka cusub ee canshuuraha ayaa si rasmi ah loo dhaqan galindoonaa bishaan soo socota ee september, iyadoo wasaaradda maaliyadu codsatay in lagu dadaalo sidii canshuurta qaadista kor loogu qaadi lahaa si dalka loo hormariyo. Khamiis 14 August 2014 SANAAG POST NEWS PAPER Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka oo hogaaminayay Bannaanbaxa ka dhan ah Xassan sheikh oo ka dhacay dalka Ma raykanka X ildhibaan Ibraahim Xaaji Suleebaan ‘’Ilkacase’’ iyo Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa hogaaminayay Bannaanbax ka dhan Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka. Bannaanbaxa ayaa waxaa ka qayb galay dadweyne u fara badan,kuwaas oo watay boorar ay ku xardhan yihiin halkudhigyo muujinaya fashilka Siyaasadeed ee Dowlada Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdicasiis Sheekh Yuusuf ayaa sheegay in dadweynaha Soomaaliyeed ay Xaq u leeyihiin inay muujiyaan rabitaankooda. ‘’Madaxweynuhu ha u qaato bannaanbaxa mid lagu saxayo,waa inuu shacabka ra’yigiisa dhagaystaa,Madaxweynuhu waxa shacabku doonayaan haddii uusan doonayn uma malaynayo inuu Kursiga sii joogi doono’’Ayuu yiri Xildhibaan Cabdicasiis. Ibraahim Xaaji Suleebaan Ilkacase oo ka mid ahaa Mas’uuliyiintii ka hadlay Bannaanbaxa ayaa sheegay in Bannaanbaxu uu yahay mid muujinaya xaqiiqda jirta,xilli buu yiri ay Dowlada Federaalku ku fashilantay hawlaha loo igmaday. Madaxweynaha Soomaaliya ayaan haysan taageerada umada Soomaaliya,waxaana uu hareermaray ku dhaqanka Dastuurka dalka oo ah heshiis Bulsho. Xassan Sheekh ayaa lumiyay taageerada Dowlada Puntland,maadama dhowaan Dowlada Puntland ay xiriirka u jartay Federaalka,ka dib markii Federaalku ay isku dayeen inay khalkhal galiyaan jiritaanka umada reer Puntland. Waa Bannaanbaxii labaad ee ka dhan ah Xassan Sheekh ee ka dhaca dalka Maraykanka,waxaana uu kuso beegmaya xilli amaanka Muqdisho uu faraha ka baxay,Dowladuna ay ku fashilantay wax qabashada amaanka Muqdisho. Aaskar tiradoodu ay gaarayso 500 oo ka tirsan Maamulka Jubbaland ayaa tababar ugu soo gabagaboobay degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Maxamuud Khaalid oo ka tirsan Madaxda sare ee Jubbaland ayaa sheegay in tababarka kor loogu qaadayay tayada Ciidanka Jubbaland,si buu yiri ay gacanta ugu dhigaan degmooyinka ururka Shabaab ay ka joogaan Dhulka Jubbaland. Wuxuu intaas ku daray in hawl- galka ka dhan Shabaab uu dhowaan bilaaban doono,wixii waqtigaasi ka dambeeyan ay balaaran doonaan Dhulka Jubbaland uu ka arrimiyo. Maxamuud Khaalid ayaa Ciidamada ku booriyay inay si hufan u gutaan waajibaadka shaqo ee horyaala,taasi oo uu sheegay in guud ahaan dadweynuhu ay ka warsugayaan. Tababarkaan ayaa imanaya xili taliska cidamada Amisom ay sheegen in gaarey xiligi lasoo Afjarilahaa Alshabaab. Ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbaland oo tababar ugu soo gabagabeeyay 5 Awooda Maalqabeenada Yuhuuda & Siyaasada Dowlada Maraykanka. S heldon Adelson oo ah 80 sano jir ayaa shirkado badan oo Shirkadaha Khamaarka iyo Hotelo badan ku leh Maraykanka gaar ahaan magaalada Las Vegas, waana nin si weyn ugu ololeeya Isra’iil, saameyn weyna ku dhexleh siyaasada Maraykanka maadaama uu maalgeliyo in badan oo kamid ah murashaxiinta u tartamaha xilalka Baarlamaanka iyo waliba xilka Madaxweynaha. Sheldon Adelson oo lagu tilmaamo ninka 8aad ee ugu dhaqaalaha badan dunnida, ayaa dhaqaalihiisa lagu qiyaasaa $39.9 Bilyan oo dollar. Wuxuuna Ninkan iyo Xaaskiisa doorashadii 2012kii ee Madaxweynaha ku bixiyeen lacag dhan $93 milyan oo dollar! Sheldon Adelson ayaa todobaadkan Hotelkiisa iyo goobta khamaar(Venetian) ee uu ku leeyahay magaalada Las Vegas ku casumay murashaxiinta xisbiga Jamhuuriga ee u taagan xilka Madaxweynaha doorashada soo socota oo ay ku jiraan dhowr Barasaab (Governors) gobalada New Jersey, Ohio iyo Wisconsin oo ah ragga sida weyn u taageera Isra’iil. Governorka New Jersey Kulanka dhowaan ay isugu yimaadeen Maalqabeenada Yuhuuda ah ee awooda kuleh Maraykanka iyo siyaasiyiinta xisbiga Jamhuuriga ayaa waxaa la yaab noqotay markii Guddoomiyaha/Barasaabka gobalka New Jersey Governor Chris Christie uu raalin gelin siiyey maalqabeenka Sheldon Adelson. Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii maalqabeenada Yuhuuda oo uu ugu horeeyo Sheldon Adelson ay ka caroodeen khudbad uu Governorka New Jersey dhawaan jeediyey oo uu uga hadlay safar uu ku tagay dhulka la heysto ee Falastiin. Chris ayaa khudbadiisaas ku sheegay in sanadkii 2012kii uu booqday “..Dhulka la heysto (Falastiin)”. Maalqabeenada yuhuuda ah ee uu hogaamiyo Sheldon Adelson ayaa ka xanaaqay erayga ah (Dhulka La heysto), arrintaasi oo uu raali gelin ka bixiyey governor Chris. Maxkamada sare Maxkamada Sare ee dalka W/Q Khalid Yusuf Maraykanka ayaa (shalay) 2dii bisha April 2014, go’aan muhiim kasoo saartay dood in muddo ah soo socotay oo ku aadan xakameynta dhaqaalaha badan oo ay maalqabeenada iyo shirkadaha waaweyn ee Maraykanka ku bixiyaan murashaxiinta Madaxweynaha iyo waliba Xildhibaanada. Murashaxiinta u tartamaha xilka Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Maraykanka ayaa xiliyada doorashada dalkaasi dhaqaalo badan ka hela shirkado kala duwan iyo Maalqabeeno awood badan kuleh dalkaasi Maraykanka. Ururada u dooda xaquuqda shacabka ayaa in badan oo kamid ah u ololeenayeen in la xakameeyo awooda ay maalqabeenada Maraykanka ku leeyihiin siyaasiyiinta xilalka muhiimka ah u tartama. Hase yeeshee maxkamada sare ee Maraykanka oo ka kooban 9 xaakim ayaa si weyn arrintan isugu khilaafay, iyadoo 5 kamid ah Xaakimyada maxkamada sare oo u jeen jeera dhinaca midig ay fasaxeen inaan la xakameyn karin dhaqaalaha maalqabeenada ku maalgeliyaan siyaasiyiinta, halka 4 Xaakim oo dhanka bidix u jeen jeera ay taageereen in la xakameeyo awooda maalqabeenada iyo shirkadaha waaweyn. Micnaha ka danbeeya xakameynta dhaqaalaha shirkadaha iyo maalqabeenada ayaa ah in aysan noqon laaluush lagu saameeyo siyaasada dowlada Maraykanka. Balse Xisbiga Jamhuuriga ayaa isagu si weyn u taageersan in shirkadaha waaweyn iyo maalqabeenada loo fasaxo intay doonayaan inay dhaqaale siiyaan siyaasiyiinta. Go’aanka shalay kasoo baxay Maxkamada Sare ee Maraykanka ee lagu fasaxay maalqabeenada Maraykanka inay sidii ay doonaan u maalgelin doonaan, isla markaana laga qaadayo xakameynta dhaqaalaha ay ku bixin karaan ololaha doorashada ayey dad badan walaac ka muujiyeen, waxaana lagu tilmaamay mid sare usii qaadeysa awooda ay kooxda faro ku tirska ah ee maalqabeenada Maraykanka ee u badan Yuhuuda ay ku leeyihiin hagida siyaasada Maraykanka. 6 SANAAG POST NEWS PAPER Khamiis 14 August 2014 Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka qayb galay Daahfurka Barnaamij lagu baarayo Araga Indhaha Arday Wax-ka barata Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Puntland U rur Gabdho ah oo wax ka barta Jaamacada Bariga Afrika ayaa bilaabaya Barnaamij ay ku baarayaan Araga Ardayda wax ka barata Dugsiyada Hoose/ Dhexe ee qaar ka mid ah degmooyinka Puntland. Daahfurka Barnaamijka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa ka qayb galay;Wasiirka Caafimaadka Puntland,Arday,Macalimiin iyo Madax ka socotay Hay’ada Caafimaadka Adduunka ‘’WHO’’. Deeqo Cabdisalaan Maxamed ka mid ah Ardayda hormuudka u ah Barnaamijka ayaa sheegtay in ujeedada Barnaamijka ay tahay in Ardayda Waxbarata ay helaan Daryeel caafimaad,oo dhinaca Indhaha ah,waxaana aay xustay in Hindisahan uu ka yimi Ardayda wax kabarata Jaamacada Bariga Afrika. .Barnaamijka ayaa waxaa Ardayda ka caawinaya Hay’ada WHO,xarunta Daweynta Indhaha ee Dr. Cabdicasiis iyo Wasaaradaha Wax- barshada iyo Caafimaadka Puntland,waxaana Ardaydu ay barista ay Indhaha ku samaynayaan ka dib ay bixinayaan Muraayadaha Indhaha. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Puntland Dr. Saadaq Eenow oo ka mid ahaa Mas’uuliyiinta ka hadlay goobta ayaa sheegay in Indhuhu ay yihiin xubin Muhiim u ah qofka,kuwaas oo ka qyab qaadata inta badan Macluumaadka uu helo Qofku. ‘’Aad baan ugu faraxsanahay in Aqoonta aad barateen inaad ugu adeegaysaan Bulshadiina,Aqoonta oo la qariyaa waxyaabaha Carada ILAAHAY keena bay ka mid tahay,qofka Aqoonta leh waa inuu Aqoontiisa ugu adeego dadka’’Ayuu yiri Dr. Saadi Eenow. Wuxuu intaas ku daray‘’Aad baan arrintaa ugu faraxsanahay una soo dhoweynayaa,in Carruuraheena aan Adeeg u samayno,Aabihii iyo Hooyadii garan maayan in Carruurtii Indha La’yihiin,cunigiina waa korayaa Macluumaadka qofka Jirkiisa galaya Boqolkiiba Sideetan indhagaa laga helaa,haddii uu qofku indha la’aan yahay Aqoontaas oo dhan baa ka lumaysa’’. Dr. Saadiq Eenow ayaa sheegay in ka hortaga Cudurku uu ka wannaasgan yahay Daweynta,loona baahan yahay sida Xuduudeena Juquraafi aan u illaalino amnigooda,inaan inaan u illaalino Xuduudeena Caafimaad,arrintaas oo uu sheegay inay tahay waajib qof kasta saran. ‘’Hooyadu waa inay la socotaa Carruurteeda Caafimaadkooda,Gabar waxaa la ii sheegayay 13-sano jir ah oo Dhagool ku gaartay Saddex iyo Toban sano jir,laakiin sababta ay Dhagool u noqotay waxay ahayd Dhukay fadhiya Dhegaheeda,ayaan daro Saddex iyo Toban sano ka dib ayaa Turki timi oo Dhegihii ka saareen Dhukayga,markaas ayaa Gabadhii Iskuul la geeyay oo wax maqal uu u bilowday’’Ayuu yiri Eenow. Barnaamijka ay biulaabeen Ardayda Jaamacada Bariga Afrika ayaa ah Barnaamij muhiim u ah Bulshada,waxayna Go’aanka Puntlanday xiriirka ugu jartay Federaalka oo la wada taageeray. Siyaasiyiin,Qurba joog iyo qaybaha Bulshada Puntland ayaa si wayn u taageeray talaabada Dowlada Puntland ay xiriirka ugu jartay Dowlada Federaalka Soomaaliya. ah Xildhibaanadaasi waxay matalaan Puntland’’Ayuu yiri Xuubsireed. Wuxuu intaas ku daray in Dastuurka Federaalka uu cadaynayo in Maamulku uu ku yimado rabitaanka dadweynaha,hasa Siyaasi Xuseen Maxamed Xuub yeeshe wuxuu sheegay insireed oo ka mid ah Siyaas- uusan garanayn Macnaha ay iyiinta Puntlad ayaa sheegay leedahay Maamulka ay sain go’aanka Madaxweynaha meeyen Madaxweynaha iyo Dowlada Puntland uu xiriirka Ra’iisul Wasaaraha. ugu jaray Federaalku uu yahay mid Wadiiqada saxda ah Awaale Mar uu ka hadlayay abaarsan,ka dib markii Feder- hadal kaso yeeray Qabqable aalku ay isku dayeen inay bur- Cabdi Xassan Cawaale Qayburiyaan Puntland. bdiid ayaa wuxuu yiri‘’Dalku inu Federaal yeesho waa wax ‘’Cabdiweli wax badan wannaagsan,hadalka Caboo tanaasulaada ayuu diqaybdiid ee ah ‘’Fad ama hasameeyay,qaabkii Cab- fadin waa lagu fadsiin’’,wuxuu diraxmaan Sheekh Max- iila muuqanaya hadal fawdo amuud qaabka ka badalan iyo dagaal,maamulku hadduu ayuu u tanaasulay,hadana yahay Maamul xalaal ah dadka Federaalka wax isbada- deegaanka ayaa looga baahan la kama iman,Cabdiweli yahay inuu rabitaankiisa ku Gaas go’aankan inuu qa- yimaado’’ ato waxaa keentay wada Mudane Xuubsireed ayaa ka tashi la’aan ka timi dhinaca codsaday shacabka Puntland Federaalka,Xildhibaanada uu inay Madaxweynaha ku garab hadda u yeeray annugu in lo istaagan go’aankiisa,kaasi oo yeero waan qabay sababtoo lagu badbaadinayo jiritaanka Puntland. Dhanka kale Jaaliyadaha Puntland,isimada iyo qaybaha Bulshada ayaa taageeray go’aanka Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’. Gudoomiya Jaalliyada Puntland ee Finland Eng.Ibrahim Xasan Caynab ayaa sheegay in gaf iyo meel kadhac loo gaystay dhulka iyo shacabka Puntland,isla markaana faragalin iyo xadgudub aan geed loogu soo gaban lagu sameeyay gobalka Mudug oo ka tirsan dawalada Puntland. ‘’ Haddaba haddaanahay jaalliyada Puntland ee Finland waxaan ugu baaqaaynaa dawlada federalka ee somomaaliyeed iyo madaxawane Xasan Sheekh inay ka waantoobaan raaligalin buuxda oo deg deg ahna ay ka bixiyaan go-aankaas khaladan oo aan ku salaysnayn dastuurka federalaka iyo kan Puntland midna,waxaan kaloo ugu baaqaaynaa maamulka galmudug ee anu deriska nahay inaysan ku kadsoomin go’aano si khaladan loo gaaray oo wax u dhimaya nabada iyo deriswanaaga ay mudo dheer ku wada noolaayeen shacabka reer Puntland iyo kan galmudug’’Ayuu yiri. Jaalliyadda Punland ayaa amaan iyo bogaadin usoo jeedinaysaa xildhibaanadii reer Puntland ee uu horkacaayey mudane Xasan Abshir Faarax go-aankii geesinmida lahaa ee ay qaateen ka dib makii ay u hogaansameen amarkii madaxwaynahooda Dr. Cabdiwel Maxamed Cali Gaas. Sanaag Post News Paper ku xayasiiso Ganacsigaaga Khamiis 14 August 2014 7 SANAAG POST NEWS PAPER Bogga Wararkii ugu Dambayey ee Cayaaraha ARSENAL OO KOOBKII LABAAD KU Santi Cazorla oo ka Farxiyay kumanaan Tageerayasha Arsenal ah GUULAYSATAY SANAD GUDIHIIS oxda Arsenal. K ooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku guulaysatay koobka Communality Shield kaasi oo loo dhigo labada kooxood ee kukala guulaysta FA CUP-ka iyo Premier Leaque-ga Ee England laga ciyaaro. Cayaartan ayaa laqabtaa sanad walba inta aanu furmin xilicayaaredka England,waxaana sanadka ku hardamaayay labada kooxood Arsenal iyo Man City,waxa ayna ka dhacday garoonka wayn ee Wembley oo ku yaal bartamaha magaalda London. Ciyaarta ayaa ahayd mid muhiim uah kooxwalba dhankeeda si ay u tijaabiso inta ay leegtahay awoodeeda cayaareed sanadka cusub iyo dulduleelada meelaha ay ku liidato kooxwalba. Bilawgii cayaarta waxaa dardar kusoo gashay kooxda Arsenal oo looga bartay Kubad isku dhiib waalan,halka kooxda Man City aaney muuqan banoonigii xooga ku dhisnaa ee ay ku caanbaxday sanada- haan dame . Qaybtii hore ee cayaarta ayaa kusoo idlaatay natiijo 2-0 ah oo ay kooxda Arsenal ku Hogaaminayso,waxana muuqatay in kooxda Man City aanay haba yaraatee soo bandhigin qaabciyaareedkii laguyiqiinay. Markii laysusoo laabtay qaybtii labaad ee cayaarta waxaa durbadiiba bedel samayay Tababaraha kooxda Man city Pellegrini,oo door mooday laacibka Silva oo uu kursiga kaydka ku bilaabay,Daqiiqadii 62aad ayay usuurta gashay in ay siidheeraysato hogaanka ciyaarta koxda Arsenal kana dhigtay natiijo 3-0 ah,ugu damayna cayaartu kusoo gaba-gabowday koobkina ku qaaatay Arsenal. Sikastaba ha ahaatee kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa ku guulaysatay koobkii labaad oo isku xiga mudo sanad gudihiis ah,waxayna soo Afmeertay Abaartii Koob la’aaneed ee haysatay tobankii sano ee lasoo dhaafay. Cazorla oo la waydiiyay inuu Arsenal katagaayo wuxuuna yidhi: “Warkaas waxaan ku arkuun saxaafada, laakiin qofna iimuu sheegin aniga shaqsiyan waxkale, kaliya warkan waxaan ku arkay saxaafada, sidaa dareedeed anigu waxba kama ogi. Anigu kaliya idiga khadka dhexe ee waxaan diirada saarayaa waa kooxda Arsenal iyo xulka tababarka Arsenal, waxaanan qaranka Spain ee Santi si fiican iskugu diyaarinayaa Cazorla ayaa niyada u qabooji- inaan Arsenal si fiican ugu ciyay jamaahiirta Arsenal isa- yaaro”. goo sheegay inuusan meelna waan fiicanahay, uga socon kooxdiisa Arsenal. “Anigu haystaa kalsoonCazorla ayaa lala xidhiidhi- waxaan ida qofkasta, taageerada nayay inuu dib ugu laabanayo rajawadankiisii hooyo iyadoo ko- jamaahiirta,waxaanan ynayaa inaanu xili ciyaareed oxda Atletico Madrid doonaysay inay xagaagan Arsenal ka fiican qaadano”.Cazorla ayaa Arsenal ku soo biiray sanadkii iibsato Santi Cazorla, 2012, wuxuuna hore ugu soo Cazorla ayaa sheegay inuusan ciyaaray kooxaha Villarreal iyo waxba ka ogayn wararka la xi- Recreativo Huelva. idhiidhinayay Atletico isagoo intaa ku daray inuu saxaafada Cazorla waxaa hamigiisa kooxuun warkaa ku arkay.Cazorla da Arsenal kor uqaaday Goalayaa Arsenal kulankii Commu- kii uu u dhaliyay ciyaartii ay nity Shieldka goolka kowaad u 3-0 kaga takhaluseen kooxda dhaliyay. wuxuuna door wayn Man City oo kadhisan gobolka ku lahaa xili guulihii ay xili ci- manchister ee dalka England, yaareedkii hore gaadhay ko- X Iniesta: Suarez Wuxuu U Dhimanayaa Inuu Dib U Ciyaaro Klose Oo Ka Fadhiistay Ciyaaraha Caalamiga Ah L aacibka xulka qaranka Germany ee Miroslav Klose ayaa ku dhawaaqay inuu gebiahaanba ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah,Klose ayaa xulkiisa u cayaarayey dhowr iyo toban sano,waxana uu noqday laacibka ugu goolasha badan cayaaraha koobka aduunka. Klose waxa uu kala qaybgalay dalkiisa koobkii dhowaan lagusoo gabagabeeyey wadanka Brazil oo uu ku guulaystay Dalkiisa Germany ,waxana uu qayb libaax ka cayaaray in dalkiisu uu ku guulaysto Koobka Aduunka 2014-ka. Laacibka kooxda Lazio iyo xulka Germany ayaa 71 gool udhaliyay dalkiisa 137 kulan oo uu usaftay dalkiisa,36 jirkaan ayaa jabiyey rikoorkii gool dhalinta koobka aduunka uu horay u haystay Ranaldihii Reer Brazil,klose waxa uu dhaliyay 16 gool ah sidaana waxa uu uhaystaa ciyaartoyga ugu goolasha badan Cayaaraha Heerka caalami. Klose waxa uu ciyaaray Afar Semi final oo koob aduun ah,waxana uu usoo cayaaray kooxa badan oo ay kamid yihiin Homburg, Kaiserslautern,Werder Bremen,Bayer Munich iyo kooxda Lazio. K ubbad sameeyaha xulka qaranka Spain iyo kooxda Barcelona ee Andres Iniesta ayaa shaaca ka qaaday in xaalada Suarez halis tahay isagoo intaa ku daray inuu dhibaato ku noqotay inuusan Barcelona hore ugu ciyaari karin. Suarez ayaa lagu ganaaxay afar bilood oo bilaa kubbada cagta iyo wax ku lugleh ah, wuxuuna sugayaa rafcaankii uu ka qaatay maxkamada ciyaaraha ee CAS. Liverpool. Iniesta ayaa yidhi: “ Waxaan la hadlay Suarez, wuxuu u dhimanayaa inuu kooxda ciyaarteeda bilawdo”. Iniesta ayaa aamaan u soo jeediyay Ivan Rakitic oo Barcelona xagaagan ku soo biiray. Iniesta iyo Rakitic ayaa la rajaynayaa inay xili ciyaareedkan iska garab ciyaaridoonaan. “Tayada Rakitic aniga igamay yaabin, waayo hore ayaan u ogayn sida uu u fiican yahay, jidh ahaan aad ayuu u xoog badan yahay, wuxuuna maamuli karaa oo uu gacanta ku qaban karaa labada qaybood ee garoonka”. Iniesta ayaa sidoo kale ka hadlay Neymar isagoo sheegay in xili ciyaareedkan horumar samayn doono. “waxaan rajaynaynaa in Neymar sii wado horumarkiisa xili ciyaareedka Inkasta oo Suarez ganaaxaasi cusub sidii looga Bartay horay. ku dhacay Barcelona kamay joojin inay €88 million suarez kagala soo wareegto kooxda 8 SANAAG POST NEWS PAPER Khamiis 14 August 2014 Bogga wararka Layaabka leh! Aaaldaha isku xirka bulshada oo mideeyay labo walaale ah oo aan is arag 18 sano. Haweeney Shini Shaati ka dhiganeysa oo Jidka socota ayadoo Shinidii wada qariyay Edwards, gabadhii uu dhalay Milton Edwards waxayna u sheegtay walaasheed(Brenda) inaysan arag ilaa shan jirkeedii laakiin ay aad ujeceshahay. T iknooljiyada casriga ah ayaa waxay ka dambeysay sheekooyin layaableh oo dhacay qarnigaan aynu ku jirno.Tani waxay katimid aaladaha warbaahinta bulshada Nia Edwards, waa 23 jir aan wax xiriir ah aan la sameyn walaasheed oo lagu magacaabo Brenda oo ah 42 jir ah muddo lagu qiyaasay 18 sano. Kadib markii ay isku dayday inay hesho walaasheed iyadoo umaraysa aalada isku xirka bulshada Facebok ama Myspace. Nia waxay usoo jeesatay inay sameysato Accoun ay kula wadaagto sawiradeeda. Labada walaalaha ayaa dib u xiriiray wati haatan laga joogo labo todobaad ku dhawaad. Waxaa warbixintaan lagu sheegay in gabadha la yiraahdo Nia ay heshay Page-ka walaasheed Brenda waxayna uga tagtay faalo ama Comment ay ku sharaxayo qofka ay tahay, iyadoo weydiinaysay haddii run ahaantii ay tahay Brenda Brenda markii ay heshay fariintii walaasheed waxay kusoo jawaabtay inay tahay ‘Brenda Edwards’ islamarkaana iyaduna ay sidoo kale raadinaysay walaasheed. Waxayna weydiisay haddii ay taleefon leedahay. Labadii gabdhood dib ayay u midoobeen laakiin Nia waxay doonaysaa inay la kulanto walaasheed ka weyn oo aysan waligeed la kulmin. Brend waxay qorsheynaysaa safar ay ku booqanayso walaasheed xagaaga. Nia waxay ku faraxsan tahay waqti dheer kadib inay isgartaan labadooda. waxay udareensantahay sidii inay is garanayaan waligood(horey isku yaqaaneen) Gabadha yar waxay sidoo kale rajeynaysaa inay dib u xiriiraan labo walaale oo lagu kala magacaabo Maurice and Candace. isla waqtigaas waxay xooga saarayaan inay iskula xiriiraan iyagadoo umaraya aaladaha isku xirka bulshada islamarkaasna uu midkasta faalo ka bixinayo sawirada midka Wiil Afkiisa laga helay 232 ilig laga soo D hakhaatiirta dalka Hindiya ayaa afka wiil yar oo 17 sano jir ah ka soo saaray 232 Ilig,qalliinka wiilkan looga soo saaray ilkahaasi ayaa qaatay muddo toddobo saacadood ah. Wiilkan oo lagu magacaabo Ashik Gavai ayaa isbitaalka la keenay isagoo ka bararay daanka midig. horey loo arag. Waxay sheegeen in ilkaha wi¬ilkan laga soo saaray ee tirada badan ay u egyihiin luul yar yar oo cad cad. Dr Dhiwaare, oo ka mid takhaatiirta qalliinka sameey¬say ayaa sheegay in ugu hor¬reyntii ay ku adkayd inay soo saaraan ilkaha, oo taas ay ku qasabtay inay Waxaa la sheegay inuu jeexaan ciridka iyo daanka xan¬uunsanaa muddo 18 bi- Ashik. lood ah ka hor inta uusan ka soo safrin tuuladiisa, oo “Markaan furnay, ilka yar yar takhaati¬irta joogta ay wax ka oo tiro badan ayaa ka soo qaban waayeen arrintiisa. bax¬ay, hal hal ayaan u soo bixi¬nay, ilaa aan ka daalnay. Takhaatiirta qalliinka fulisay Tira¬da ilkaha laga soo saaee magaalada Mumbai ayaa ray ayaa gaaray 232 ilig”. sheegay in xaaladda wiilkan ay tahay mid dhif ah oo aan Haweeney u dhalatay Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib markii ay Shaati oo kale ka dhigatay 12,000 Xabo oo Shini ah , Haweeneedan layaabka leh ayaana xanaaneesata Shinida Jirkeeda saaran. Sara Mapelli oo lagu Naaneeso Boqorada Shinada ayaa wax cabsi ah ka qabin Shinada ay dharka ka dhigatay kuna dahaartay qeybaha sare ee jirkeeda, waxa ayna tilmaantay in aysan wax wal wal ah ku heyn Shinidaasi in ay waxyeelo gaarsiiso. arkaan layaab ku noqotaa haweeneedan dharka ka dhigay shinida Boqorada Shinida ayaa bilowday in ay Shinida xirato sanadii 2001-dii , waxa ayna ilaa hada caado ka dhigatay in jirkeeda qeybaha sare ay shinida ku asturato , waxaana mararka qaarkood ay qoob ka ciyaar dheeshaa iyada oo shinida ay jirkeeda saarantahay. ‘’Waxaan u arkaa Shinadan maryo aan xiranahay oo kale , 12,000 oo shini ah ayaa ah ah shaati oon jirkeyga ku qariyo , wax dhibatao ah kuma Haweeneedan ayaa caado ka qabo meesha aan doono aydhigatay in Qeybaha sare ee ana ku tagi karaa ‘’ ayey tiri jirkeeda ay ku qariso shindi- Haweeneedan lagu naaneeso dan tirada badan , waxa ayna Boqorada Shinida. sheegtay in ay ku raxaeesato in ay shinidaasi ay jirkeeda Boqorada Shinida ayaa sheegqarinayaan . tay in marka ay maagto in Muuqaalo iyo Sawiro laga soo Shinida jirkeeda ka dagto ay qaaday ayaa Muujinaya in u wacato qof ka caawiya oo Wadooyinka ay marto iyada saliid u mariya jirkeeda , waxa ooo jirkeeda sare ay ku da- ayna intaa raacisay in mararka haarn yihiin Shini tiro badan qaarkood Shinida ay qaniinaan , waxaana dadka marka ay xiliyada ay Qoob ka ciyaarka Haweeneyda aduunka ugu maseyrka badan iyo tilaabooyinka ay qaado iyo in kale . Waxa ay fiirisaa teleefoonkiisa,Emailadiisa iyo qoraalada bangiyada ee usoo dhaco. D ebbi Wood waa haweenay 42 sano jir waxay ay waardiyo kahaysaa ninkeeda Steve Wood oo 30 sano jir wargayska Daily Mail oo soo daabacay. Waxaa uu leeyahay waxay maalin waliba marisaa qalab lagu ogaado qofka in uu been sheegayo iyo in kale oo layiraahdo [ a lie detector test ] si ay u ogaato in ninkeeda uu daacad uyahay Lamanahaan ayaa isku guursaday jaceyl saaxibtinimo balse Debbi Wood waxa ay ninkeeda ka manuucday in uu dumarka sawiradooda ka daawado tvga iyo wargaysyada. Dhaaqaatirrta oo haweenaydan baaritaan ku sameeyay ayaa ogaaday inay qabto xanuunka [Othello Syndrome] oo ah in aad aaminto in xaaskaaga ay ku qiyaanayso xitaa hadii ay daacad kuu tahay amaba ay run kuu sheegayso.
Similar documents
Wargeyska SOSCENSA Cadadkii 5naad Janaayo 2014
Independent Media House Association (SIMHA) Xasan Cali Geesey ayaa yiri “fikirka SIMHA waxaa lahaa dhalinyaro soomaliyeed oo saxafiyiin ah kuwaa oo doonaya in fikirkooda uu noqda mid taaba gal noqd...
More informationtusmada wargeyska
Intaasi ka dib waxaa isna madasha ka hadlay Axmed Cabdulwahab oo ah isku duwaha Dalmar Foundation, isagoo si kooban u sharaxay taariikhda ururka Dalmar iyo qaabkii ay howsha ku bilaabeen markii hor...
More information